Wararkii ugu dambeeyey cudurka COVID-19 oo ku sii xoogeysanaya Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 191 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay, 20 qof ayaana u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 31 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey cudurka COVID-19 oo ku sii xoogeysanaya Soomaaliya